Yeremyaah 31:33 ~ 耶 利 米 書 31:33

picture

L aakiinse kanu waa axdiga aan la dhigan doono reer Israa'iil maalmahaas dabadood, ayaa Rabbigu leeyahay. Sharcigayga waxaan gelin doonaa uurkooda, oo qalbigoodana waan ku qori doonaa, oo Ilaahooda waan ahaan doonaa, iyaguna dadkaygay ahaan doonaan.


耶 和 华 说 : 那 些 日 子 以 後 , 我 与 以 色 列 家 所 立 的 约 乃 是 这 样 : 我 要 将 我 的 律 法 放 在 他 们 里 面 , 写 在 他 们 心 上 。 我 要 作 他 们 的 神 , 他 们 要 作 我 的 子 民 。

Continue reading Report error