Yeremyaah 31:28 ~ Еремия 31:28

picture

O o Rabbigu wuxuu leeyahay, Waxay noqon doontaa in sidaan iyaga ugu dhawray inaan rujiyo, oo aan dumiyo, oo aan afgembiyo, oo aan baabbi'iyo, oo aan wada dhibo, sidaas oo kale ayaan iyaga ugu dhawri doonaa inaan dhiso, oo aan beero.


И както бдях над тях, за да изкоренявам, Да събарям, да съсипвам, Да погубвам, и да наскърбявам, Така ще бдя над тях, За да градя и да насаждам, казва Господ.

Continue reading Report error