Yeremyaah 31:21 ~ Jeremiah 31:21

picture

C alaamado samayso, oo tiirar jidka lagu garto qotonso, oo qalbigaaga u soo jeedi xagga jidka weyn, kaasoo ah jidkii aad markii hore ku tagtay. Dadka Israa'iil ee bikradda ahow, soo noqo. Magaalooyinkaagan ku soo noqo.


“Set up signposts, Make landmarks; Set your heart toward the highway, The way in which you went. Turn back, O virgin of Israel, Turn back to these your cities.

Continue reading Report error