Yeremyaah 31:18 ~ Jeremías 31:18

picture

S ida xaqiiqada ah waxaan maqlay Efrayim oo ku barooranaya, Adigu waad i edbisay, oo waxaa la ii edbiyey sidii dibi layli ah oo aan harqoodka u baran. I soo celi, oo aniguna waan soo noqon doonaa, waayo, Rabbiga Ilaahayga ah ayaad tahay.


Ciertamente he oído a Efraín lamentarse: ‘Me has castigado, y castigado fui Como becerro indómito. Hazme volver para que sea restaurado, Pues Tú, Señor, eres mi Dios.

Continue reading Report error