O o markaasay bikraddu cayaarta ku dhex rayrayn doonta, oo barbaarrada iyo odayaashuba ay wada farxi doonaan, waayo, baroorashadoodii farxad baan ugu beddeli doonaa, waanan u qalbi qaboojin doonaa, oo waxaan ka dhigi doonaa inay murugtoodii ka reyreeyaan.
那 时 , 处 女 必 欢 乐 跳 舞 ; 年 少 的 、 年 老 的 , 也 必 一 同 欢 乐 ; 因 为 我 要 使 他 们 的 悲 哀 变 为 欢 喜 , 并 要 安 慰 他 们 , 使 他 们 的 愁 烦 转 为 快 乐 。
Continue reading Report error