Yeremyaah 31:12 ~ 耶 利 米 書 31:12

picture

O o intay yimaadaan ayay meesha sare ee Siyoon ka dul heesi doonaan, oo waxay u soo wada qulquli doonaan Rabbiga wanaaggiisa oo ah hadhuudh, iyo khamri, iyo saliid, iyo ubadka idaha iyo lo'daba, oo naftooduna waxay noqon doontaa sida beer la waraabiyey oo kale, oo mar dambena innaba weligood ma ay murugoon doonaan.


他 们 要 来 到 锡 安 的 高 处 歌 唱 , 又 流 归 耶 和 华 施 恩 之 地 , 就 是 有 五 谷 、 新 酒 , 和 油 , 并 羊 羔 、 牛 犊 之 地 。 他 们 的 心 必 像 浇 灌 的 园 子 ; 他 们 也 不 再 有 一 点 愁 烦 。

Continue reading Report error