Yeremyaah 30:11 ~ Ieremia 30:11

picture

W aayo, Rabbigu wuxuu leeyahay, Anigu waan kula jiraa inaan ku badbaadsho, waayo, waan wada baabbi'in doonaa quruumihii aan kugu dhex firdhiyey oo dhan, laakiinse adiga ku wada baabbi'in maayo, caddaalad baanse kugu edbin doonaa, oo sinaba ciqaabidla'aan kuugu dayn maayo.


căci Eu sunt cu tine ca să te izbăvesc zice Domnul. Voi nimici toate neamurile printre care te-am risipit, dar pe tine nu te voi nimici. Te voi disciplina însă cu dreptate; nu pot să te las nepedepsit.»“

Continue reading Report error