S idaas daraaddeed Rabbigu wuxuu leeyahay, Addoonkayga reer Yacquubow, ha cabsan, reer Israa'iilow, ha nixin, waayo, bal eeg, anigu meel fog baan kaa badbaadin doonaa, oo farcankaagana waxaan ka badbaadin doonaa dalkii ay maxaabiis ahaanta u joogeen, oo reer Yacquubna wuu soo noqon doonaa, oo wuxuu ku joogi doonaa aamusnaan, iyo xasilloonaan, oo ciduna ma cabsiin doonto.
А ти не лякайся, рабе Мій Якові, каже Господь, і не страшися, Ізраїлю, бо Я ось врятую тебе із далекого краю, і нащадків твоїх з краю їхнього полону! І вернеться Яків, і буде спокійний, і буде безпечний, і не буде того, хто б його настрашив,
Continue reading Report error