O o iyadu markay waxyaalahaas oo dhan samaysay dabadeed ayaan waxaan is-idhi, Way ii soo noqon doontaa, laakiinse iyadu sooma noqon. Oo walaasheedii boqortooyadii Yahuudah oo sirreyda ahaydna waxaas way aragtay.
And I said after she had done all these things, Turn thou unto me. But she returned not. And her treacherous sister Judah saw it.
Continue reading Report error