W eliba wakhtigii Boqor Yoosiyaah Rabbigu wuxuu kaloo igu yidhi, War miyaad aragtay waxa boqortooyadii Israa'iil ee dib u noqotay ay samaysay? Iyadu waxay tagtay buur kasta oo dheer dusheed iyo geed kasta oo doog ah hoostiis, oo halkaasay ku dhillowday.
Во время правления царя Иосии Господь сказал мне: – Видел ли ты, что сделала изменница Израиль? Она распутствовала на каждой высокой горе и под каждым тенистым деревом.
Continue reading Report error