Yeremyaah 3:25 ~ Иеремия 3:25

picture

C eebtayada aannu la jiifsanno oo sharafdarradayaduna ha na dul saarnaato, waayo, tan iyo yaraantayadii iyo ilaa maantadan la joogo annaga iyo awowayaashayoba waxaannu ku dembaabnay Rabbiga Ilaahayaga ah, oo codkii Rabbiga Ilaahayaga ahna ma aannu addeecin.


В своих мерзостях мы погрязли, покрыты позором. Мы грешили перед Господом, нашим Богом, – и мы, и наши отцы; с юных лет наших до этого дня, и не слушались Господа, нашего Бога.

Continue reading Report error