Yeremyaah 3:22 ~ Jeremiah 3:22

picture

C arruurta dib u noqotayay, soo noqda, oo dibunoqoshadiinna ayaan bogsiin doonaa. Bal eeg, haatan waannu kuu nimid, waayo, waxaad tahay Rabbiga Ilaahayaga ah.


Return, O faithless sons, I will heal your faithlessness. Behold, we come to You, for You are the Lord our God.

Continue reading Report error