Yeremyaah 3:2 ~ Ieremia 3:2

picture

B al indhaha kor u qaad oo waxaad fiirisaa meelaha dhaadheer, oo bal eeg. Miyey jirtaa meel aan lagula seexan? Adoo iyaga sugaya ayaad jidadka ag fadhiisatay sidii Carab cidlada jooga, oo waxaad dalkii ku nijaasaysay dhillanimadaada iyo sharkaagaba.


Ridică-ţi ochii spre înălţimi, şi priveşte: unde n'ai curvit? Te ţineai la drumuri, ca Arabul în pustie, şi ai spurcat ţara prin curviile tale şi cu răutatea ta!

Continue reading Report error