Yeremyaah 3:19 ~ ﺃﺭﻣﻴﺎء 3:19

picture

W axaan idhi, Sidee baan wiilasha kuu dhex geeyaa, oo aan dal wacan kuu siiyaa, kaasoo ah dhaxalka ugu wanaagsan ee quruumaha? Oo haddana waxaan idhi, Waxaad igu yeedhi doontaan, Aabbahayow, oo igama aad jeesan doontaan.


«سَأُعامِلَكُمْ كَبَنِينَ. وَسَأُعطِيكُمْ أرْضاً شَهِيَّةً، وَمِيراثاً عَظِيماً بَينَ الأُمَمِ. وَقُلْتُ إنَّكِ سَتُنادِينِي ‹يا أبِي،› وَلَنْ تَترُكِينِي.

Continue reading Report error