Yeremyaah 3:18 ~ Ieremia 3:18

picture

O o wakhtigaas dadka Yahuudah waxay la socon doonaan dadka Israa'iil, oo iyagoo isa soo raaci doona ayay dalka woqooyi ka soo bixi doonaan, waxayna iman doonaan dalkii aan awowayaashiin dhaxalka u siiyey.


În zilele acelea, casa lui Iuda va umbla cu casa lui Israel şi vor veni împreună din ţara dela miazănoapte, în ţara pe care am dat -o în stăpînire părinţilor voştri.

Continue reading Report error