Yeremyaah 3:14 ~ Еремия 3:14

picture

C arruurtii dib u noqotayay, soo noqda, waayo, waxaan ahay Sayidkiinnii, oo midkiin waxaan kala soo bixi doonaa magaalo, labana waxaan kaloo soo bixi doonaa qolo, oo waxaan idin keeni doonaa Siyoon, ayaa Rabbigu leeyahay.


Върнете се, деца отстъпници, казва Господ, защото Аз съм ви съпруг; и ще ви взема - един от град, а двама от род, и ще ви въведа в Сион!

Continue reading Report error