Yeremyaah 3:1 ~ 耶 利 米 書 3:1

picture

W axaa la yidhaahdaa, Haddii nin naagtiisa iska furo, oo ay ka tagto isaga, oo ay nin kale naagtiis noqoto, kii qabi jiray miyuu iyada u soo noqdaa? Miyaan dalkaasu aad u nijaasoobayn? Laakiinse adigu waxaad ka dhillaysatay saaxiibbo badan, oo haddana miyaad ii soo noqon doontaa? ayaa Rabbigu leeyahay.


有 話 說 : 人 若 休 妻 , 妻 離 他 而 去 , 作 了 別 人 的 妻 , 前 夫 豈 能 再 收 回 他 來 ? 若 收 回 他 來 , 那 地 豈 不 是 大 大 玷 污 了 麼 ? 但 你 和 許 多 親 愛 的 行 邪 淫 , 還 可 以 歸 向 我 。 這 是 耶 和 華 說 的 。

Continue reading Report error