W aayo, Rabbiga ciidammada oo ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Nebiyadiinna iyo waxsheegyadiinna idin dhex joogaa yaanay idin khiyaanayn, oo idinku innaba ha dhegaysanina riyooyinkiinna aad ku riyootaan.
`For thus said Jehovah of Hosts, God of Israel, Let not your prophets who in your midst, and your diviners, lift you up, nor hearken ye unto their dreams, thay ye are causing to dream;
Continue reading Report error