Yeremyaah 29:17 ~ Jeremiah 29:17

picture

R abbiga ciidammadu wuxuu ka leeyahay, Bal ogaada, waxaan korkooda ku soo dayn doonaa seef, iyo abaar, iyo belaayo, oo waxaan iyaga ka dhigi doonaa sida midho berde oo qudhmay oo xumaantooda aawadeed aan innaba la cuni karin.


The Lord of All says, ‘I am sending the sword, hunger, and disease upon them. I will make them like bad figs which are so bad they cannot be eaten.

Continue reading Report error