Yeremyaah 29:10 ~ Jeremiah 29:10

picture

W aayo, Rabbigu wuxuu leeyahay, Markii toddobaatan sannadood Baabuloon loo dhammeeyo dabadeed ayaan idin soo booqon doonaa, oo waxaan idiin oofin doonaa eraygaygii wanaagsanaa, oo halkan dib baan idiinku soo celin doonaa.


For thus says the Lord, When seventy years are completed for Babylon, I will visit you and keep My good promise to you, causing you to return to this place.

Continue reading Report error