Yeremyaah 28:16 ~ ﺃﺭﻣﻴﺎء 28:16

picture

S idaas daraaddeed Rabbigu wuxuu leeyahay, Bal ogow, anigu waan kaa fogayn doonaa dhulka korkiisa, oo isla sannaddan ayaad dhiman doontaa, maxaa yeelay, waxaad ku hadashay caasinimo Rabbiga ka gees ah.


لِذَلِكَ هَذا هُوَ ما يَقُولُهُ اللهُ: ‹سَأنفِيكَ عَنْ هَذِهِ الأرْضِ، وَسَتَمُوتُ فِي هَذِهِ السَّنَةِ، لأنَّكَ تَكَلَّمْتَ بِتَمَرُّدٍ ضِدَّ اللهِ.›»

Continue reading Report error