W aayo, Rabbiga ciidammada oo ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Quruumahan oo dhan waxaan qoortooda kor saaray harqood bir ah, si ay ugu adeegaan boqorka Baabuloon oo ah Nebukadnesar, oo iyana way u adeegi doonaan, oo weliba xayawaanka duurkana isagaan siiyey.
Защото така казва Господ на Силите, Израелевият Бог: Железен хомот сложих на врата на всички тези народи, за да слугуват на вавилонския цар Навуходоносор; и ще му слугуват; дадох му още и полските зверове.
Continue reading Report error