Yeremyaah 28:11 ~ Иеремия 28:11

picture

M arkaasaa Xananyaah dadkii oo dhan hortiisa ku hadlay oo wuxuu yidhi, Rabbigu wuxuu leeyahay, Sidaas oo kale intaanay laba sannadood dhammaan ayaan quruumaha oo dhan uga jebin doonaa harqoodka Nebukadnesar oo ah boqorka Baabuloon. Kolkaasaa Nebi Yeremyaah iska tegey.


и сказал всему народу: – Так говорит Господь: «Не пройдет двух лет, как Я также разобью ярмо, которое Навуходоносор, царь Вавилона, надел на шею всех народов». И пророк Иеремия пошел своей дорогой.

Continue reading Report error