Yeremyaah 26:9 ~ Иеремия 26:9

picture

B al maxaad magaca Rabbiga wax ugu sii sheegtay adigoo leh, Guriganu wuxuu noqon doonaa sidii Shiiloh oo kale, oo magaaladanuna waxay noqon doontaa cidla oo aan ciduna degganayn? Oo dadkii oo dhammuna Yeremyaah ayay gurigii Rabbiga ugu soo wada urureen.


Зачем ты пророчествуешь во Имя Господа, что этот дом станет как Шило, а этот город будет разорен и оставлен? И весь народ столпился вокруг Иеремии в доме Господнем.

Continue reading Report error