o o markii Yeremyaah uu wada dhammeeyey hadalkii uu Rabbigu ku amray inuu dadka oo dhan kula hadlo ayaa wadaaddadii, iyo nebiyadii, iyo dadkii oo dhammu isagii qabteen, oo waxay ku yidhaahdeen, Hubaal waa inaad dhimataa!
Но едва Иеремия закончил говорить народу все, что повелел ему сказать Господь, как священники, пророки и народ схватили его, говоря: – Ты умрешь!
Continue reading Report error