H addaba Xisqiyaah oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah, iyo dadka Yahuudah oo dhammu miyey isagii dileen? Oo miyuusan isagu Rabbiga ka cabsan, oo uusan Rabbiga baryin, oo Rabbiguna miyuusan ka soo noqon masiibadii uu iyaga kaga hadlay? Innagu masiibo weyn ayaynu nafteenna u soo jiidi lahayn haddaan isaga dilno.
Умъртвиха ли го Юдейския цар Езекия и целия Юда? Не се ли убоя той от Господа и не Го ли умилостиви, та Господ се разкая за злото, което беше изрекъл против тях? И така, ние бихме причинили голямо зло на своите души.
Continue reading Report error