Yeremyaah 26:11 ~ ﺃﺭﻣﻴﺎء 26:11

picture

M arkaasaa wadaaddadii iyo nebiyadii la hadleen amiirradii iyo dadkii oo dhan, oo waxay yidhaahdeen, Ninkanu dhimashuu istaahilaa, waayo, magaaladan ayuu wax ka sii sheegay sidii idinkuba aad dhegihiinna ku maqasheen.


فَقالَ الكَهَنَةُ وَالأنبِياءُ لِلرُّؤَساءِ وَكُلِّ الشَّعبِ: «يَنْبَغِي أنْ يُحكَمَ عَلَى هَذا الرَّجُلِ بِالمَوْتِ لأنَّهُ تَنَبَّأ ضِدَّ هَذِهِ المَدِينَةِ كَما سَمِعْتُمْ بِآذانِكُمْ.»

Continue reading Report error