Yeremyaah 26:10 ~ 耶 利 米 書 26:10

picture

O o amiirradii dalka Yahuudahna markay waxyaalahaas maqleen ayay gurigii boqorka ka soo bexeen oo waxay yimaadeen gurigii Rabbiga, wayna fadhiisteen meesha laga soo galo iridda cusub ee guriga Rabbiga.


猶 大 的 首 領 聽 見 這 事 , 就 從 王 宮 上 到 耶 和 華 的 殿 , 坐 在 耶 和 華 殿 的 新 門 口 。

Continue reading Report error