Yeremyaah 25:9 ~ 耶 利 米 書 25:9

picture

B al ogaada, waxaan soo diri doonaa qolooyinka reer woqooyi oo dhan, iyo addoonkayga ah Nebukadresar oo ah boqorka Baabuloon, oo iyagaan ku soo kicin doonaa dalkan, iyo dadka deggan, iyo quruumaha ku wareegsan oo dhan, oo kulligoodna waan wada baabbi'in doonaa, oo waxaan ka dhigi doonaa wax laga yaabo oo loogu foodhyo, iyo cidla weligeed ah.


我 必 召 北 方 的 眾 族 和 我 僕 人 巴 比 倫 王 尼 布 甲 尼 撒 來 攻 擊 這 地 和 這 地 的 居 民 , 並 四 圍 一 切 的 國 民 。 我 要 將 他 們 盡 行 滅 絕 , 以 致 他 們 令 人 驚 駭 、 嗤 笑 , 並 且 永 久 荒 涼 。 這 是 耶 和 華 說 的 。

Continue reading Report error