Yeremyaah 25:5 ~ ﺃﺭﻣﻴﺎء 25:5

picture

O o waxay yidhaahdeen, Midkiin kastaaba haatan jidkiisa ha ka soo noqdo, oo sharka falimihiinnana ka noqda, oo waxaad iska dhex degganaataan dalkii Rabbigu idinka iyo awowayaashiinba weligiin iyo weligiinba idin siiyey.


قالُوا لَكُمْ: «لِيَرْجِعْ كُلُّ واحِدٍ عَنْ طُرُقِهِ وَأعمالِهِ الشِّرِّيرَةِ، وَاسكُنُوا الأرْضَ الَّتِي أعطاها اللهُ لَكُمْ وَلآبائِكُمْ إلَى الأبَدِ.

Continue reading Report error