Yeremyaah 25:34 ~ ﺃﺭﻣﻴﺎء 25:34

picture

A dhijirradow, ooya oo qayliya; kuwa adhiga madaxda u ahow, dambas ku galgasha, waayo, wakhtigii laydin gowraci lahaa waa yimid. Waan idin burburin doonaa, oo waxaad u dhici doontaan sida weel wanaagsan oo kale.


ها رُعاةُ إسْرائِيلَ يُوَلوِلُونَ حُزناً وَيَبكُونَ، قادَةُ القَطِيعِ يَتَمَرَّغُونَ فِي التُّرابِ. لأنَّ الوَقتَ قَدْ حانَ لِذَبحِكُمْ. سَتَسقُطُونَ وَتُحَطَّمُونَ كَالإناءِ الجَمِيلِ.

Continue reading Report error