Yeremyaah 25:33 ~ Еремия 25:33

picture

O o kuwa Rabbigu laaya waxay maalintaas oolli doonaan dhulka darafkiisan iyo darafkiisa kale inta ka dhex leh. Oo iyaga looma barooran doono, lamana soo ururin doono, lamana xabaali doono, oo waxay noqon doonaan sida digo dhulka ku kor daadsan.


В онзи ден убитите от Господа ще лежат от единия до другия край на земята; няма да бъдат оплакани, нито прибрани, нито погребани; ще бъдат за тор по повърхността на земята.

Continue reading Report error