Yeremyaah 25:3 ~ Ieremia 25:3

picture

T an iyo sannaddii saddex iyo tobnaad oo Yoosiyaah ina Aamoon uu boqor ka ahaa dalka Yahuudah iyo ilaa maantadan la joogo, taasoo ah saddex iyo labaatan sannadood, waxaa ii imanayay Eraygii Rabbiga, oo aniguna waan idinla hadlay, anoo goor wanaagsan idinla hadlaya, laakiinse idinku innaba ma aydaan dhegaysan.


De la al treisprezecelea an al lui Iosia, fiul lui Amon, împăratul lui Iuda, sînt douăzeci şi trei de ani de cînd mi -a vorbit Cuvîntul Domnului; v'am vorbit de dimineaţă, şi n'aţi ascultat.

Continue reading Report error