Yeremyaah 25:20 ~ Jeremiah 25:20

picture

i yo dadka isku qasan oo dhan, iyo boqorrada dalka Cuus oo dhan, iyo boqorrada dalka reer Falastiin oo dhan, iyo Ashqeloon, iyo Gaasa, iyo Ceqroon, iyo kuwa Ashdood ka hadhay,


and to all the mingled people and to all the kings of the land of Uz and to all the kings of the land of the Philistines and to Ashkelon and to Gaza and to Ekron and to the remnant of Ashdod,

Continue reading Report error