Yeremyaah 25:1 ~ Єремія 25:1

picture

K anu waa eraygii Yeremyaah u yimid oo ku saabsanaa dadka Yahuudah oo dhan, waxayna ahayd Yehooyaaqiim ina Yoosiyaah oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah sannaddiisii afraad, taasoo ahayd sannaddii kowaad oo Nebukadresar oo ahaa boqorkii Baabuloon.


Слово, що було до Єремії про ввесь народ Юдин за четвертого року Єгоякима, сина Йосіїного, царя Юдиного це перший рік Навуходоносора, царя вавилонського,

Continue reading Report error