M arkaas Rabbigu wuxuu igu yidhi, Yeremyaahow, maxaad aragtaa? Oo aniguna waxaan idhi, Waxaan arkaa midho berde. Midhaha berde oo wanaagsan aad bay u wanaagsan yihiin, kuwa xumuna aad bay u xun yihiin, oo xumaantooda aawadeed innaba lama cuni karo.
И сказал мне Господь: – Что ты видишь, Иеремия? Я ответил: – Инжир. Хорошие плоды очень хороши, а плохие – плохи настолько, что их нельзя есть.
Continue reading Report error