Yeremyaah 23:8 ~ Єремія 23:8

picture

L aakiinse waxaa la odhan doonaa, Waxaa nool Rabbigii farcankii reer binu Israa'iil ka soo bixiyey oo ka soo hor kacay dalkii woqooyi, iyo dalalkii uu u kexeeyey oo dhan, oo iyana waxay degganaan doonaan dalkooda. Nebiyo Been Ah


а тільки: Як живий Господь, що вивів і випровадив насіння дому Ізраїлевого з північного краю, і зо всіх тих країв, куди їх був повиганяв! І осядуть вони на своїй землі.

Continue reading Report error