Yeremyaah 23:7 ~ Иеремия 23:7

picture

S idaas daraaddeed Rabbigu wuxuu leeyahay, Bal ogaada, waxaa soo socda wakhti aan mar dambe la odhan doonin, Waxaa nool Rabbigii reer binu Israa'iil dalkii Masar ka soo bixiyey.


– Итак, непременно настанут дни, – возвещает Господь, – когда не будут больше говорить: «Верно, как и то, что жив Господь, Который вывел израильтян из Египта», –

Continue reading Report error