Yeremyaah 23:6 ~ Еремия 23:6

picture

O o wakhtigiisa dadka Yahuudah way badbaadi doonaan, oo dadka Israa'iilna ammaan bay ku degganaan doonaan, oo magiciisa lagu magacaabi doonona waa Rabbiga Xaqnimadayada ah.


В неговите дни Юда ще бъде спасен, И Израил ще обитава в безопасност; И ето името, с което ще се нарича - Господ е наша правда.

Continue reading Report error