Yeremyaah 23:5 ~ ﺃﺭﻣﻴﺎء 23:5

picture

R abbigu wuxuu leeyahay, Bal eega, waxaa soo socda wakhti aan Daa'uud u kicin doono biqil xaq ah, oo boqor ayuu ahaan doonaa, wuuna liibaani doonaa, oo wuxuu dhulka ku samayn doonaa caddaalad iyo xaqnimo.


يَقُولُ اللهُ: «الوَقتُ آتٍ، عِندَما سَأُقِيمُ غُصناً بارّاً لِداوُدَ. سَيَملُكُ بِالحِكمَةِ، وَسَيُقِيمُ العَدلَ وَالبِرَّ فِي أرْضِ يَهُوذا.

Continue reading Report error