Yeremyaah 23:33 ~ Jeremiah 23:33

picture

O o markii dadkan ama nebi ama wadaad uu ku weyddiiyo, oo uu kugu yidhaahdo, Rabbiga warkiisa culus waa maxay? Waxaad iyaga ku tidhaahdaa, Waa war maxay ah? Waan idin xoorayaa, ayaa Rabbigu leeyahay.


When this people, or the prophet, or a priest, shall ask you, saying, What is the burden of Yahweh? Then you shall tell them, What burden! I will cast you off, says Yahweh.

Continue reading Report error