R abbigu wuxuu leeyahay, Bal ogaada, col baan ku ahay kuwa wax ku sii sheega riyooyin been ah, oo intay u warramaan dadkayga ku qalda beentooda iyo faankooda aan waxtarka lahayn. Rabbigu waxaa kaluu leeyahay, Anigu iyaga ma soo dirin, oo innaba mana amrin, oo iyagu dadkan waxba kuma tari doonaan. Saadaallo Been Ah Iyo Nebiyo Been Ah
耶 和 华 说 : 那 些 以 幻 梦 为 预 言 , 又 述 说 这 梦 , 以 谎 言 和 矜 夸 使 我 百 姓 走 错 了 路 的 , 我 必 与 他 们 反 对 。 我 没 有 打 发 他 们 , 也 没 有 吩 咐 他 们 。 他 们 与 这 百 姓 毫 无 益 处 。 这 是 耶 和 华 说 的 。
Continue reading Report error