Yeremyaah 23:3 ~ Еремия 23:3

picture

O o intii adhigayga ka hadhayna waxaan ka soo wada ururin doonaa waddammadii aan u kexeeyey oo dhan, waanan ku soo celin doonaa xeryahoodii, oo wax badan way dhali doonaan, wayna tarmi doonaan.


И ще събера останалите Си овце от всичките страни, където ги изгоних, и ще ги върна пак в кошарите им, където ще се наплодят и умножат.

Continue reading Report error