Yeremyaah 23:2 ~ 耶 利 米 書 23:2

picture

S idaas daraaddeed Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu ka leeyahay adhijirrada dadkayga daajiya, Adhigaygii waad kala firdhiseen, waadna kala erideen, oo soomana aydnaan ilaalin. Bal eega, waxaan idiin ciqaabi doonaa sharkii falimihiinna, ayaa Rabbigu leeyahay.


耶 和 华 ─ 以 色 列 的 神 斥 责 那 些 牧 养 他 百 姓 的 牧 人 , 如 此 说 : 你 们 赶 散 我 的 羊 群 , 并 没 有 看 顾 他 们 ; 我 必 讨 你 们 这 行 恶 的 罪 。 这 是 耶 和 华 说 的 。

Continue reading Report error