R abbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Nebiyada wax idiin sii sheega hadalkooda ha maqlina, waayo, wax aan waxba ahayn way idin baraan, oo waxay ku hadlaan riyo qalbigooda ka timid oo aan afka Rabbiga ka soo bixin.
Так говорить Господь Саваот: Не слухайте слів цих пророків, що вам пророкують, вони роблять безглуздими вас, висловлюють привиди серця свого, а не слово з уст Господніх.
Continue reading Report error