S idaas daraaddeed jidkoodu wuxuu u noqon doonaa sida meelo sibiibix ah oo gudcur ku dhex yaal. Iyaga waa lagu sii kaxayn doonaa oo halkaasay ku dhici doonaan, waayo, sannadda ciqaabiddooda masiibo baan ku soo dayn doonaa, ayaa Rabbigu leeyahay.
Затова, пътят им ще бъде Като плъзгави места в тъмнина, По който, като бъдат тласкани, ще паднат; Защото ще докарам зло върху тях В годината на наказанието им, казва Господ.
Continue reading Report error