R abbigu wuxuu leeyahay, Waxaad ninkan ku qortaan sidii madhalays oo kale iyo nin aan cimrigiis liibaanayn, waayo, isaga farcankiisa ninna ka liibaani maayo inuu carshigii Daa'uud ku dul fadhiisto, oo uu dalka Yahuudah mar dambe ka dhex taliyo.
Thus says the Lord: ‘Write this man down as childless, A man who shall not prosper in his days; For none of his descendants shall prosper, Sitting on the throne of David, And ruling anymore in Judah.’”
Continue reading Report error