Yeremyaah 22:2 ~ Jeremiah 22:2

picture

o o waxaad tidhaahdaa, Boqorka dalka Yahuudah ee carshiga Daa'uud ku fadhiyow, bal erayga Rabbiga maqal, adiga iyo addoommadaada iyo dadkaaga irdahan soo galow, wada maqla.


Say, Hear Yahweh’s word, king of Judah, who sits on David’s throne, you, and your servants, and your people who enter in by these gates.

Continue reading Report error