Yeremyaah 21:9 ~ Єремія 21:9

picture

K ii magaaladan sii joogaaba wuxuu ku dhiman doonaa seef, iyo abaar, iyo belaayo, laakiinse kii baxa oo reer Kaldayiinka idin hareeraynaya u galaa wuu noolaan doonaa, oo naftiisu waxay isaga u ahaan doontaa sida booli oo kale.


Хто сидітиме в цьому місті, той помре від меча, і від голоду та від моровиці; а той, хто перейде і прийде до халдеїв, що вас облягають, буде жити, і стане йому душа його за здобич.

Continue reading Report error