O o waxaa Rabbigu leeyahay, Dabadeed Sidqiyaah oo ah boqorka dalka Yahuudah, iyo addoommadiisa, iyo dadka oo ah intii magaaladan ku hadhay oo belaayada, iyo seefta, iyo abaartaba ka caymatay, waxaan gelin doonaa gacanta Nebukadresar oo ah boqorka Baabuloon, iyo gacanta cadaawayaashooda, iyo gacanta kuwa naftooda doondoonaya, oo isna seef buu ku layn doonaa, oo innaba uma tudhi doono, umana nixi doono, umana naxariisan doono.
And afterward,” says the Lord, “I will deliver Zedekiah king of Judah, his servants and the people, and such as are left in this city from the pestilence and the sword and the famine, into the hand of Nebuchadnezzar king of Babylon, into the hand of their enemies, and into the hand of those who seek their life; and he shall strike them with the edge of the sword. He shall not spare them, or have pity or mercy.”’
Continue reading Report error